Bandhiga AKhristaha
QORAALKANI WUXUU HORDHAC U YAHAY QAYBO BADAN OO AAN IDIINKA DIYAARIYAY DHACDOOYINKII IYO KHIYAAMOOYINKII KU LADHNAA DOORASHOOYINKII DHAWAAN KA DHACAY SOMALILAND
OO AAN GOOBJOOG U AHAA IYO OGAASHA LAANTA DAKA INTA CAQLIGOODU KA FAYOOWYAHAY CAADIFADA QABIILKA EE SIDA QALDAN WAX LOGU SHEEGAY AAN WAX YAR IDIINKA TAABTO.
Waxay ahayd maalintii 26.juun 2010ka maalintii loo qoondeeyay qabashada doorashadan oo aan cidi is waydiin maxaay tahay micna ha ka danbeeyay oo loogu beegay maalinta 26 juun,[ Waxay ahayd 26 guuradii ka soo wareegtay maalinii loo dhaarshay SIIRAANYO guudmiyanimadd jabhadii SNM. ] intas idinkaan idiin dhaafay.
Waxa kalooy ku beegnayd maalin ka hor maalintii DJIBOUTI xornimada qaadatay 27 jun,taasoo micnaha ka danbeeyay ay ahad in xisbiga udub oo taageerayaal farabadan uga iman lahaayeen djbouti si taa loo caqabadeeyo ayaa lagu beegay maalintaas taasna waxaa ka shaqeeyay 5 ka mida 7 xubnood ee loo igmaday qabashada doorashooyika waa komishankee
waxa kalooy ku beegnayd maalintii ugu horaysay ee calan soomaaliyeed laga taago ciida soomaaliyeed,ku dhawaaqidiina waxaa lagu beegay 1 julay 2010 oo ku begnayd maalintii konfurta somaliya xornimada qaadatay,waxaasoo dhami waxa ay hoosta ka xariiqayaan arimaha qarsoon ee uu hogaanka kulmiye damacsanyahay waa siiraanyee.
taasina waxaa kaaga marag kacaaya astaanta xisbiga kumiye ee micnaheedu tahay kulminti iyo isku keenidii gobolada woqooyi iyo koonfur oo waliba ay markhaati kaaga tahay sida uu wadaadka xag jirka ah ee reer koonfur waa GADHCASE KORNAYL AW XASAN DAAHIR AWAYS oo gacan qaad hoose la leh hogaamiyayaasha kulmie SIIRANYO,GABOOSE,IN XAASHI,SHEEKH SIIRO iyo SEEF LA BOOD CABDI CASIIS SAMAALE oo isago xidhiidh toos ah la leh ALSHABAAB iyo INAGODANE
Hadaba anoo u soo dhaadhacay dulucda maqaalkaygan iyo dhacdooyinkii aan ka diyaarshay mudo 3 todobaad ka hor maalintii doorashada oo aan joogay wadankii
ayaa waxaa ii suuro gashay inaan soo ururiyo dhacdooyin badan oo aan qaarkood markhaati cad uga hayo sawiro qaarna aan u hayo iyagoo duuban anigoo adeegsanayaay aaladaha qalabka casrigee sida qarssoodigaa wax loogu duubo.
taasoo aan sida ay u kala horeeyaan ama u kala mudan yihiin idiinku soo gudbin doono waa shabakadan saylacnews si aad ugu sii gudbisaan dadwaynaha sharfta badan ee aan wax ba kala socon khiyaamooyinkii iyo dhacdooyinkii xisbiga KULMIYE oo u xuubsiibtay SNM kuna milmaaya SOMALIWAYN iyo jabhadii USC , ayaa waxaa KULMIYE QURBAHA ka keensaday 560 qurba jooga oo uu ku badalay goobjoogayaashii goobkasta u joogay xisbigaas SNM oo lagu badalay goobjoogayaashii loo dhaarshay KULMIYE.
Waxa ay markiiba bilaabeen khiyaamo cad in meelaha taagerayaasha udub ku badan yihiin dadka laga iibsado cararkii codaynta siiba gobolada AWDAL,SAAXIL,GLBEEDKA BURCO,iyo melkastoo taageerayaasha udub ku badan yihiin,taasoo ujedada ka danbaysaa ahayd
1- in la dhimo tirada taageerayaasha xisbiga UDUB ,taasoo guul wayn u soo hoysay xisbigii is huwanta SNM.
2- in meel waliba la dul geeyay gaadhi lacaga oo uu hormuud ka ahaa ninka shaadhka qabiil xidhan ee DHIIG SHIIL oo meel walba cid u xilsaaray goobwaluu xawaalad ku leeyahayna ku amray inay bilaa sharuud bixiyaan wixii kharasha ee SNM tu uga baahato.
3- in munaaqi biinta goobaha ay joogaan UDUB ku horayso lacag lala dul taagnaa. oo aan anigu markhaati cad u hayo goobo lagu baayacay lacag oo qaar diideen kuwana si hoose wax u qaateen……..anigoo dib ka soo sheegi doona kuwii qaatay iyo kuwa diidayba
{{{ DHIIG SHIIL waxaa isaga loogu balan qaaday oo uu SIIRAANYO heshiis kula galay
1- in loo xidho dekada ber bera oo mudo dheer uu bilaa cashuur wuxuu rabo kala soo dego
2- in nin ay isku hayb yihiin loo magacaabi doono dekada si looga dhabeeyo balan qaadkaas ,kasoo maantaba hadalhayntiisa laysla dhex marayo hargaysa.
3- in GURI uu DHIIG SHIIL dhawaan ka dhisay bariga hargaysa oo hadana daayactirkii u danbeeyay lagu samaynayo lagula heshiiyay in laga siisto qiimo fiican loona rari doono QASRIGA MADAXTOOOYADA.
waxaa jirtay oo kale in rag la soo abaabulay oo ku labisan labiska ciidanka qarankoo beelaysan kana soo jeeda beel ka mida beelaha degan G.AWDAL iyo TOGDHEER iyo waliba HARGAYSA la daaamacsanaa inay gubaan ama khal khal galiyaan goobaha ay UDUB ku horayso,taasoo markii la ogaaday mel kastoo laga shaki qabayba ay dawladu soo dhoobtay CIIDANKA QARANKA iyo kuwa NABADGALYADA.
Iyadoo dawlada ay ka gonayd in marnaba aanay nabad galyadu faraheeda ka bixin inta doorashadu dhamaanayso taas mahadeeda iyo dadaalkeedana waxaa iska lahaa MUDANE DAAHIR RAYAALE KAAHIN { AADAN CADAHA SOMALILANDTAN CURDINKA AH}.
Maxamed Jaamac
LA SOCO QAYBTA KALE ………….
qaybtii labaad barito la socda iyadoo wax badan durba aad aragteen
waar waa loo bhanyyhee tariikhada ama ha xumaato ama ha wanaagsanaato waxa badan baan kugu raacnee soo de deji waxana waaan kugu didinee